Soomaalida reer Norway gaar ahaan Oslo iyo agagaaraheeda waxaa la ogeysiinayaa in shir muhiim ah ka dhici doono Oslo galabnimada 24.01.2016 saacaddaha shirku socon doono waa 14:30 ilaa 17:30
Shirkaas oo lagu dhageysan doono warbixn ku saabsan guud ahaan waxbarashada Soomaaliya gaar ahaan Jaamacadda Kismaayo (kismayu University).{jcomments off}