Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

COD: Wareysi C/Weli Gaas Puntland Ma Aqbalin 4.5

$
0
0

Madaxweynaha Puntland waxa uu sheegay in Puntland aysan aqbalin in aqalka hosoe ee baarlamanka lagu soo dhiso nidaamka 4.5.

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa waraysi uu VOA siiyey ku beneiyey inuu burburay shirki dhowaan lagu yeeshay magaalada Kismaayo.

Gaas waxa uu sheegay in wadahadalladu ay sii soconayaan inkastoo aan heshiis kama-dambays ah la gaadhin.

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay inaysan jirin warar sheegaya in Puntland ay ogolaatay in aqalka hoose ee baarlamanka lagu soo dhiso habka 4.5.

Waraysiga gaarka ah, ayuu madaxweyne Gaas siiyey weriyahayaga Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac.{jcomments off}

Cabdi Weli Gaas

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles