Kismaayo (Afdheer) Shirka Soomaaliya uga socda Kismaayo ayaa la soo gabagabeen doonaa maanta heshiis ay madaxdu gaareen kadib.
● Aqalka sare ha laga soo xulo hab deegaan.
● Aqalka hoose ha lagu xulo habka 4.5
● Maya muddo kordhin madaxweynaha Soomaaliya dalbaday.
Beesha caalamka ayaa madaxda Soomaaliya ku khasbay inaysan Kismaayo ka duuli karin iyagoon gaarin heshiis looga gudbi karo Agoosto 2016.
Beesha caalamka ayaa sidoo kale qeyb ka ah in aan muddo kordhin loo sameyn madaxweynaha Soomaaliya waqtigiisuna ku egtahay xiliga kala guurka ee Agoosto 2016.
{Jcomments off}
Afdheer.com
Info@afdheer.com