Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Qiimeyn ku socota madaxda DDS Itoobiya.

$
0
0

Jigjiga  (afdheer) Waxaa socda qiimeyn lagu sameynaayo madaxda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya qiimeyntaas waxaa lagu qiimeyn doonaa xafiisyada tuhman.

Sida ay sheegayaan akhbaarta laga helayo Jigjiga madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa wada qorshe lagu qiimeyn doono xafiisyo ka muuqato dhaliil.

Xubnaha la qiimeynaayo waxaa ka mid ah wasiirro ku jira golaha fulinta DDS Itoobiya.

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo if baxay khilaaf u dhaxeeya madaxweynaha DDS Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo afhayeenka DDS Itoobiya Maxamedrashiid.

 

{Jcomments off}

Afdheer.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles