Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay dhisi doonaan deked.
Cadaado (afdheer) Madaxweynaha maamulka Galmudug Dr. Cabdikariim Guuleed ayaa sheegay inay maamulkiisa baahida ugu weyn ee ay qabaan ay tahay in la helo il dhaqaale.Guuleed wuxuu sheegay in loo baahan...
View ArticleTurkish Airlines oo ka dagtay Muqdisho.
Muqdisho -afdheer, Diyaarad wada rakaab tiradiisa lagu sheegay in ka badan laba Boqol oo ruux ayaa saaka kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee Aden Aden Airport magaalada Muqdisho.Waa duulimaadkii ugu...
View ArticleHorumarinta Jaamacadda Kismaayo iyo jaaliyadda Soomaalida ee Daraaman dalka...
Xaflad lagu soo bandhigay waxqabadka iyo baahida Jaamacadda Kismaayo ayaa lagu qabtay Xalay magaalada Draaman ee dalka Norway xafladaas oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed...
View ArticleKu dhawaad 500 daryeel iyo indhaha fiiqis loogu sameynaayo isbitaalka Kismaayo.
Kismaayo - Afdheer, Isbitaalka magaalada Kismaayo waxaa ka socda baaris iyo indho fiiqis bilaash ah.Ku dhawaad 500 ayaa indhaha loo hagaajinayaa iyadoo sidoo kale dad badan heli doonaan baaris lagu...
View ArticleBaarlamaanka Jubaland oo ansixyey miisaaniyadda 2016
Miskaayo (Afdheer) Baarlamaanka Jubaland ayaa ansaxiyay miisaaniyadda sannadka 2016 wuxuuna ansixiyey miisaaniyadda ay soo gudbisay wasaasaradda Maaliyadda Jubaland lacag dhan $12. 372, 273 (labo iyo...
View ArticleAbwaan Dhoodaan - DHUGASHO - VIDEO
Ma nin dhoohan baan ahay maxaan taa u garan waayey Abwaan Dhoodaan allaha u naxariistee gabaygan uu u bixiyey DHUGASHO waa gabay micno weyn leh.{youtube}Rtp2fzlBdH4{/youtube} {jcomments off}
View ArticleWasiirka arrimaha bulshada Jubaland oo isku day dil ka badbaaday.
Kismaayo (Afdheer) Wasiirka arrimaha bulshada Jubaland Macalin Maxamed Ibraahim ayaa ka badbaaday galabta isku dil lala samacsanaa kadib markii baabuurkiisa khaaska ah loogu xiray walxo qarxa.Sida uu...
View ArticleGalmudug forces free abducted Kenyan doctor from pirates’ custody
Security forces with a regional state in central Somalia freed a Kenyan doctor who was held captive by Somali pirates since late 2014, officials said Wednesday.Galmudug information minister Mohamud...
View ArticleWarbixin: Yaa ka dambeeyey isku day dil lala maaganaa Macalin Maxamed...
Kismaayo (Afdheer) Shalay galab waxaa isku day dil ka badbaaday wasiirka arrimaha bulshada ee Jubaland Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud kadib markii la fashiliyey miino loogu rakibay...
View ArticleWareysi: Mudane Farah Macallin Fawaara-VIDEO
Ku xigeenkii hore ee afhayeenka baarlamaanka dalka Kenya Mudane Faarax Macallim ayaa wareysi ku cabiray siyaasadda Soomaaliya iyo sida ugu haboon ee ay dib ugu soo laaban karto dowladnimadii...
View ArticleShariif Xasan iyo Itoobiya oo ku heshiiyey wadashaqeyn.
Adis Ababa (afdheer)Madaxweynaha maamul goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya Shariif Xasan Sh Aden ayey diyaarad ka qaaday Baydhabo wuxuuna tagay Adis Ababa dalka Itoobiya.Shariif Xasan waxaa...
View ArticleShir dib u heshiisiin oo ka furmay Kismaayo.
Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa furay shir dib u heshiisiin ah oo ay ku heshiinayaan laba beelood.Madaxweyne Axmed-madoobe iyo wasiirka...
View ArticleQiimeyn ku socota madaxda DDS Itoobiya.
Jigjiga (afdheer) Waxaa socda qiimeyn lagu sameynaayo madaxda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya qiimeyntaas waxaa lagu qiimeyn doonaa xafiisyada tuhman.Sida ay sheegayaan akhbaarta laga helayo...
View ArticleMuseveni oo sheegay in dib loo doortay.
Kampala, afdheer - Madaxweynaha dalka Ugaandha ayaa markii 5aad la doortay sida la faafiyey.Doorashooyinka dalka Yugaandha ka hor 10 sanno ayuu soo xukumayey Madaxweyne Muzaveni taasoo ka dhigan in uu...
View ArticleXaaji Cumar-feen oo geeriyooday.
Afmadoow, afdheer - Alle ha u naxariistee waxaa Afmadoow ku geeriyooday Xaaji Cumar (Cumar - Feen).Xaaji cumar-feen wuxuu ka mid ahaa odayaasha aad looga yaqaanay Waamo.Xaajiga ayaa ahaa da' wuxuuna ku...
View ArticleSuldaan ka soo jeeda beesha Harti oo laga musaafuriyay Kismaayo.
Magaalada Kismaayo waxaa maanta oo Axad ah laga musaafuriyay Suldaan Maxamud Geelle Cumar,0o kamid ah salaadiinta beesha Harti, kaasoo la sheegay in labadii maalmood ee lasoo dhaafay uu ku xirnaa...
View ArticleSoomaalida ka qeybgashay shirka istanbuul oo ku heshiiyey qaabka doorasho ee...
Nairobi (Afdheer) Shirka Soomaaliya loogu qabtay dalka Turkiga ayaa lagu heshiiyey in doorashada xilliga kala guurka laga dhigo aqalka baarlamaanka habka 4.5 ee qabiilka halka aqalka sare laga dhigo...
View ArticleAnne Waiguru out to split Jubilee, Aden Duale claims-VEDIO
Published on 24 Feb 2016 http://www.nation.co.keNational Assembly Majority Leader Aden Duale has said that the Asset Recovery Agency , the Director of Public Prosecutions and the Ethics and Anti...
View ArticleTRT World's Zeina Awad interviews Somali President Hassan Sheikh Mohamud
TRT World's Zeina Awad interviews Somali President Hassan Sheikh Mohamud{youtube}oJGrjf1RQcA{/youtube} {jcomments off}
View ArticleXasan Sheekh: Markii 180 ama 200 oo wiil hal subax la dilo wax yar ma ahan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ka geysatay deegaanka Ceel-cadde bishii hore lagu dilay askar badan oo ka tirsanaa ciidamada Kenya ee qeybta...
View Article