Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Soomaalida ka qeybgashay shirka istanbuul oo ku heshiiyey qaabka doorasho ee 2016- VIDEO

$
0
0

Nairobi (Afdheer) Shirka Soomaaliya loogu qabtay dalka Turkiga ayaa lagu heshiiyey in doorashada xilliga kala guurka laga dhigo aqalka baarlamaanka habka 4.5 ee qabiilka halka aqalka sare laga dhigo doono hab deegaan.

{youtube}kLhnr4hr5Ls{/youtube} {jcomments off}

Shirka waxaa ka qeybgalay in badan oo Soomaaliya qeybaheeda kala duwan ah waxaase jira qeybo aan ka soo qeyb galin shirkaas.

Shirka Istanbuul kama qeybgalin Somaliland iyo Puntland marka laga reebo xubno u tagay qorshaha new deal ee khuseeya dhaqaalaha dalka Soomaaliya.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay qorshaheedii habka doorashada xilliga kala guurka 2016 waxayna dowladdu shirkaistanbuul soo hordhigtay qorshaheeda doorasho oo la isku raacay noqdayna habka doorasho ee lagaga gudbi doono doorashada sannadkan.


afdheer.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles