Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

25 degmo iyo 2 gobol oo cusub ayaa lagaga dhawaaqay Jigjiga.

$
0
0

Jigjiga-afdheer, Baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ansixiyey 25 degmo oo cusub.

DDS Itoobiya ayaa laga dhigay 11 gobol waxaana lagu daray laba gobol oo loo bixiyey Erer iyo Daawa.

Degmooyinka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa noqon doona tiro ku dhow 100 degmo.

Madaxweynaha DDS Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar markii uu xilka deegaanka la wareegay waxaa ka jirey 67 degmo iyo 9 gobol.

 

{Jcomments off}

Info@afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles