Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Col. Xasan Kheyre Axmed oo loo magacaabay taliyaha Boliiska Jubaland.

$
0
0

Kismaayo (Afdheer) Wasiirka arrimaha gudaha iyo abniga Jubaland Jen. Darwiish ayaa shalay magacaabay taliyaha ciidanka Boliiska Jubaand wuxuuna u magacaabay Col. Xasan Kheyre.{jcomments off}

Taliyaha Boliiska Jubaland sarkaalka loo magacaabay ayaa ka mid ahaa saraakiisha ku sugnaa Kismaayo intii ay la wareegeen Jubaland.

Sarkalkan ayaa hore usoo qabtay taliyaha qeybta Boliiska gobolka jubbada dhexe.

Waa sarkaalkii 1aad oo si rasmi ah loogu magacaabo taliye Boliis dowladda Jubaland.

Boliiska Jubaland waxaa u socda tababaro la doonayo in dhammaan ciidanka Boliisku qaataan tababaro la xiriira Boliiska tababaradaas oo ka bilowday degmada Kismaayo.

 

Faafin: Afdheer.com

info@afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles