Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eng. Mahboub iyo Amb. Afey oo Puntland tagay.

Garoowe (Afdheer) Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD inj. Maxbuub Macallin Maxamed iyo wakiilka IGAD ee dalka Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey ayaa tagay Garoowe caasimadda Puntland.{jcomments...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxbuub Macalin: Puntland waxaa u tagnay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha

Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD ayaa shalay gaaray magaalada Garoowe, waxayna kulamo la yeesheen madaxda maamulka Puntland.{jcomments off}Wafdiga oo uu hoggaaminayay xoghayaha guud ee IGAD  danjire...

View Article


Madaxweynaha Jubaland oo tagaya Kenya iyo Itoobiya.

Kismaayo  ( afdheer ) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa u safraya dalalka Kenya iyo Itoobiya.Dhowrkii biloodba mar ayuu madaxweyne Axmed sida caadiga ah beryahan dambe u safraa...

View Article

Soomaalida Itoobiya oo ka faa'iideysanaya biyaha webi Shabeele.

Jigjiga  (afdheer) Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sanadihii ugu dambeeyey mashaariic yar yar ka sameeyey togagga iyo laagaha ku soo dara webi Shabeele.Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Col. Xasan Kheyre Axmed oo loo magacaabay taliyaha Boliiska Jubaland.

Kismaayo (Afdheer) Wasiirka arrimaha gudaha iyo abniga Jubaland Jen. Darwiish ayaa shalay magacaabay taliyaha ciidanka Boliiska Jubaand wuxuuna u magacaabay Col. Xasan Kheyre.{jcomments off}Taliyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Jubaland - VIDEO

Xildhibaan ka mid ah xildhibaanada dowlad goboleedka Jubaland ee Soomaaly ayaa lagu soo dhaweeyey dalka Norway.{youtube}3x9N3FQyPhM{/youtube}{jcomments off}

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo qaadatay nidaamka 4.5 iyo qodobo lagu heshiiyey.

Garoowe  (Afdheer) Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashid iyo saaxiibo uu la kaashaday ayaa ku guuleystay in Puntland laga dhaadhiciyo qaadashada nidaamka 4.5Puntland ayaa qaadashada nidaamka 4.5 ku...

View Article

Wasiiru dowle Xiddig oo golaha wasiirada Soomaaliya u gudbiyey 90 ruux oo...

Muqdisho  (afdheer) Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha dalka Soomaaliya mudane Cabdirashiid Maxamed xidig ayaa shalay fadhiga golaha wasiirada federaalka dalka Soomaaliya u gudbiyey qaaylo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jubalan iyo Sportiga

Kismaayo (Afdheer) Dowlad goboleedka Jubaland gaar ahaan wasaaradda arrimaha bulshada iyo guddoomiyaha sportiga Jubaland waxay hirgaliseen kooxo cayaartooy ah oo ka jira Kismaayo kuwaasoo helay garoomo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heshiiska Puntland iyo dowladda federaalka.

Puntland, dowladda soomaaliya iyo beesha caalamka oo si wadajir ah u saxeexay heshiis ay kala xaseexdeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedka puntland.{jcomments off}Sida muuqata is...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Allaha u naxariisto Diini Feetin Ugaas.

Hargeele  (afdheer) Diini Feetin Ugaas ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeele ee Xarunta Gobolka Afdheer.{jcomments off}Marxuunka oo ka mid ahaa Odayaasha sida weyn looga yaqaanay deegaanada Bay,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaro loo xiray Sportiga Jubaland-Sawiro

Kismaayo (Afdheer) Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Jen. Fartaag oo soo xiray tababaro la xiriira Maamulka, garsoorka iyo macalimiinta kubadda cagta ee Jubbaland.{jcomments off} 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suuqa liibaan oo laga furay Garissa.

Suuq cusub oo laga furay xaafad ka mid ah Garissa (Liban Market) waxaa furay Garissa governor Exceelency hon. Nadif Jama iyo ku xigeenkiisa Exceelency hon. Cabdullahi Xusen.{jcomments off} 

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ICC oo Tuurtay Eedeymihiii William Ruto

Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada, ayaa tuurtay eedeymihii ku saabsanaa dambiyada bani aadannimo ee ka dhanka ahaa madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto.{jcomments off}Maxkamadda ICC ayaa maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xus loo sameeyey 18 guurada Xisbiga Dimuqraatiga Shacbiga Soomaalida Itoobiya.

Xaflad lagu soo dhaweeyey safiiradda dalka Itoobooya u fadhida dalalka Iskaadanaaviya Ambasador Woinshet Tadase iyo Qunsulka Safarada Hussein Ahmed Omar ayaa lagu qabtay Kobenheegan dalka...

View Article


Soomaaliya iyo IMF oo kala saxiixday heshiis muhiim ah

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sanduuqa lacagta adduunka ee IMF la saxiixatay heshiis loogu gogol xaarayo in loo cafiyo dhaqaalaha deynka ah ee lagu leeyahay.{jcomments off}Heshiiska ayaa...

View Article

Ismacil Cumar Geele oo 86% ku guuleystay natiijadii doorashada Jabuuti

Jabuuti  (afdheer) Ismaaciil Cumar Geele ayaa markii 4aad ku guuleystay madaxweynaha Jabuuti.Saaka aroortii ayuu ra'iisul wasaaraha Jabuuti ku dhawaaqay in 86% doorashada Jabuuti ku guuleystay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadda Denmark iyo Itoobiya + VIDEO

Xaflad lagu qabtay denmark oo lagu taageeray xizbiga ddsi, degmooyinka cusub iyo gobolada dhawaan laga magacaabay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.Xaladda waxaa kala qeybgalay Jaaliyadda denmark...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buuraha deegaanka Soomalida Itoobiya -VIDEO

Buundo iyo jid laga sameeyey waa qeyb ka mid ah horumarka ka jira dowlad deegaanka Soomaaliya Itoobiya waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa sawiro biyo qabatimo, biyo xireeno iyo buundooyin laga...

View Article

Ku dhawaad 50 askari oo la keenay Kismaayo,

Kismaayo (Afdheer) Ciidama la sheegay inay yihiin ciidamadii Col. Bare Hiiraale ayaa galabta soo gaaray Kismaayo.Qiyaas ku dhow 50 askari oo la sheegay inay degganaayeen duleedka tuulada Goobweyn ee...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live