Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Jaaliyadda Denmark iyo Itoobiya + VIDEO

$
0
0

Xaflad lagu qabtay denmark oo lagu taageeray xizbiga ddsi, degmooyinka cusub iyo gobolada dhawaan laga magacaabay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Xaladda waxaa kala qeybgalay Jaaliyadda denmark safiiradda Itoobiya u fadhida dalalka Iskaadanaaviya Ambasador Woinshet Tadase iyo Qunsulka Safarada Hussein Ahmed Omar.

{youtube}gfyBhW5czPc{/youtube}{jcomments off}


Info@afdheer.com
Afdheer.com

Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles