Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Wasiiru dowle Xiddig oo golaha wasiirada Soomaaliya u gudbiyey 90 ruux oo lagu afduubtay Badhaadhe

$
0
0

Muqdisho  (afdheer) Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha dalka Soomaaliya mudane Cabdirashiid Maxamed xidig ayaa shalay fadhiga golaha wasiirada federaalka dalka Soomaaliya u gudbiyey qaaylo dhaan ah in 90 ruux shabaab ku afduubteen Badhaadhe.

Mr. Xidig waa xubin baarlamaan ka soo jeeda degmada Badhaadhe wuxuuna ka mid yahay golaha wasiirada Soomaaliya.

Golaha wasiirada federaalka dalka Soomaaliya ayaa guddi u saaray arrimaha afduubka 90 ruux oo maleyshiyada Shabaab ka afduubteen degmada Badhaadhe ee gobolka jubbada hoose.

{Jcomments off}

 

Afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles