Muqdisho (Afdheer) Shalay waxaa wada cayaaray cayaartoyda ku cayaareysay magaca dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya iyo Banaadir caasimadda Soomaaliya waxay cayaartu ku dhammaatay-
Banaadir 5 - 0 Koonfur galbeed
Maanta waxaa wada cayaaray kooxaha ku cayaarayey magaca Shabeele state iyo jubaland state waxayna guushu raacday kooxdii Hiiraan+Shabeelaha dhexe (Shabeele state)
Shabeele 2 - 1 Jubaland
Dalka Soomaaliya waxaa ka socda cayaaraha gobolada dalka ama cayaaraha maamulada Soomaaliya waxaana lagu cayaarayaa garoobka Banaadir stadium ee magaalada Muqdisho.
afdheer.com