Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

4 kooxood oo cayaaray shalay iyo maanta yaa reeyey?

Muqdisho (Afdheer) Shalay waxaa wada cayaaray cayaartoyda ku cayaareysay magaca dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya iyo Banaadir caasimadda Soomaaliya waxay cayaartu ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaliil oo loo magacaaabay wasiiru dowle.

Kismaayo (Afdheer) Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Jubaland ayaa lagu magacaabay wasiiru dowlaha abniga dowlad goboleedka Jubaland waxaana loo magacaabay Maxamed Cabdi Kaliil oo mar ahaa...

View Article


Puntland 4 - 0 Koonfur galbeed

Muqdisho (Afdheer) Cayaarta kubadda cagta ee gobolada Soomaaliya ayaa socota waxaa la jiidhay kooxda kubadda cagta ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed kadib markii ay ku durduriyeen kooxda kubadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo sheegtay in xildhibaan Maxamed -canjeex somaliland loo gacangaliyey.

Garoowe (afdheer) Dowladda Puntland ayaa dhaaca ka qaaday in xildhibaan Maxamed Xasan ( canjeex ) oo gurigiisa jooga ay qafaasheen kuwo ay isku deegaan yihiin oo u gacan galiyey Somaliland.Puntland...

View Article

Jubaland 2 - 1 Galmudug.

Muqdisho ( Afdheer ) Shalay waxaa wada cayaaray cayaartoyda dowlad goboleedyada Jubaland iyo Galmudug waxaana 2 iyo 1 ku badiyey Jubaland.Jubaland ayaa kabadbaaday Shalay inay shandadahooda dhabarka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha gobolka Gedo oo la magacaabay.

Kismaayo (afdheer) Madaxweybaha Jubaland ayaa 16.07.2016 magacaabay guddoomiyaha gobolka Gedo wuxuuna u magacaabay Dr. Maxamed maxamuud Maxamed ( Maxamed dheere).Maxamed-Dheere wuxuu badalayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAREYSI: Prof. Gaandi +VIDEO

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya wasiirkii hore ee gaashaandhigga dalka Soomaaliya ahna siyaasi ruug cadaa ah oo ka soo jeeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAREYSI: Prof. Gaandi +VIDEO

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya wasiirkii hore ee gaashaandhigga dalka Soomaaliya ahna siyaasi ruug cadaa ah oo ka soo jeeda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka ONLF oo sheegay in saraakiil lagaga dilay xuduudda Soomaaliya iyo...

Afhayeenka Ururka Ogaden national libaration front (Onlf) Cadaani Hirmooge oo wareysi siiyey idaacadda VOA laanta afsoomaaliga ayaa sheegay in dagaallo isdabajoog ah oo dhacay 18. july 2016 Baar-magoog...

View Article


4 kooxood oo isku soo hadhay tartanka gobolada Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Tartanka kubadda cagta ee gobolada Soomaaliya uga socda Muqdisho waxaa isku soo hadhay Banaadir, Puntland, Jubaland iyo Shaleele.22.07.2016 waxaa wada cayaari doona Banaadir iyo...

View Article

Ciidamada Jubaland oo la wareegay tuulooyin udhow Kismaayo

kismaayo (afdheer) Duulaan qorsheysan ayey ciidanada ku sugan Kismaayo ee Soomaalidu oo kaalmo ka helaya ciidamo shisheeye ku qaadeen tuulada Buuloguduud ee degmada Kismaayo halkaas oo la sheegay inay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mohamed Abdi Sufi: waxaan ahay musharrax!

Waxaan ahay musharax xibnaha Jubaland u matalaya baarlamaanka dowladda dhexe ee Soomaaliya. Magaceyga waa Mohamed Abdi Hussein oo ku magac dheer mohammed Abdi Sufi.  waxaan ku dhashay magaala madaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cayaartoyda Jubaland state oo u gudbay final+ SAWIRO

Muqdisho (Afdheer) Cayaaraha gobolada dalka Soomaaliya waxaa maanta wada cayaaray kooxaha Jubaland iyo Banaadir waxayna guushu raacday kooxda ku cayaareysay magaca Jubaland state kadib markii waqtigii...

View Article


Ciidamadii Qabsaday Beerxaani Jimcihii Shalay oo Ka baxay.

KISMAAYO — Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamadii maanta la wareegay gacan ku haynta deegaannada Beerxaani, Quddus, Cabdi-Dhoore iyo deegaanno kale ay dib uga soo baxeen,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo xalin khilaaf u tagay Gedo

Kismaayo (Afdheer) Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aden iyo xubno isugu jira labada gole ee dowlad goboleedka jubaland kana soo jeeda gobolka Gedo ayaa tagay gobolka Gedo.{jcomments...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin kooban iyo cayaartii maanta Puntland 1 - 0 Shabeele

Muqdisho (Afdheer) Cayaaraha gobolada ayaa ka socda caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa Shalay wada cayaaray cayaartoydii ku cayaareysay gobolada Jubaland iyo Banaadir waxayna guushu rigoore ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka Kenya oo 96% taageersan in Qaxootiga Soomaalida lagu celiyo dalkooda.

Nairobi (Afdheer) Ra`yi uruurin la sameeyey ayaa la sheegay in shacabka dalka Kenya saddex meelood laba meelood doonayaan in Qaxootiga Soomaalida loo raro dalkooda Soomaaliya.{jcomments off}Taageerada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Xawaadle oo dooratay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

Baledweyne (Afdheer) Beesha Xawaadle ayaa si rasmi ah u dooratay Ugaaskii 20aad oo loo caleemasaaray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.{youtube}wjpFWeoV460{/youtube}{jcomments off} 

View Article

Puntland team oo ku guuleystay cayaaraha gobolada Soomaaliya

Muqdisho (afdheer) cayaartoyda puntland iyo jubaland ayaa 90kii daqiiqo ee cayaarta isla dhaafi waayey 1 iyo 1.Cayaarta ayaa lagu daray daqiiqado dheeri ah oo barnardhac ku dhammaaday kadib ayaa la...

View Article

Gurigii ku yaalay wadada Aakhiro loo maro .W/Q.Khadar Aar .

​Aduunkan aynu ku nool nahay waxa ii Ilahay csw ugu talagalay in Adanaha uu abuurtay ay maran laba marxaladood oo kala ah nolol iyo geeri ,nolol kastana waxa ay ku dhamaata geeri ,Somaliduna waxa ay ku...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live