Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

WAREYSI: Prof. Gaandi +VIDEO

$
0
0

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya wasiirkii hore ee gaashaandhigga dalka Soomaaliya ahna siyaasi ruug cadaa ah oo ka soo jeeda Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa wareysi siiyey SomaliCable-tv weriye Xasan cadde isagoo jooga Nairobi dalka Kenya.

{youtube}Y6TF-Qk_HcA{/youtube}{jcomments off}

Labada aqal way wada dooranayaan madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada 2016.  Prof. Gaandi ayaa sharraxay qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 aqalka hoose iyo aqalka sare wuxuuna Gaandi sheegay in baarlamaanka aqalka sare (senetors) ay fududaan karto waqti kooban oo sahlanna lagu dhisi karo hase yeeshee aqalka hoose ee baarlamaanku adkaan karo.

Oday waliba 50 ruux buu keeni waxaana is baddelay Odaygii wax magacaabi jirey in hadda uu keenayo tiro kale oo wax dooranaysa.

Prof Gaandu wuxuu sheegay inuu sameeyey Azaniya state wuxuuna sheegay inuusan ku qanacsaneyn maamulada dalka ka jira hase yeeshee uusan jirin khilaaf kala dhaxeeya maamulka jubaland oo uu kala mid yahay dadka uuna taageersan yahay.,


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles