Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Beesha Reer AwQudub oo u kala harin cambareynta Abdirahman Dheere oo...

MUQDISHO: Odayaasha, Culama Udiinka, iyo dhallin yarada Beesha Reer AwQudub oo shir balaran ku yeshay magaalada Muqdisho aya si adag uga hor yimid qorshaha Abdirhamaan Kulmiye oo loo yaqaanno...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garasweyne oo ciidamada Soomaaliya la wareegeen

Bakool (afdheer) Garasweyne waa magaalo ustiraatiiji ah oo aan ku jirin gacanta dowladda waxaana howlgal ka socda Bay iyo Bakool ciidamada dowladda Soomaaliya kula wareegeen magaaladaas.Ciidamada...

View Article


Shir looga hadlayo doorashooyinka 2016 oo ka furmaya MUQDISHO

MUQDISHO (afdheer) Madaxda dowladda federaalka iyo Madaxda dowlad goboleedyada ayaa shir ku yeelan doona wiiga hore ee bisha Agoosto 2016.shirkan ayaa looga hadlayaa qaabka doorashadu u dhacayso iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cayaartoyda Jubaland state oo u gudbay final+ SAWIRO

Muqdisho (Afdheer) Cayaaraha gobolada dalka Soomaaliya waxaa maanta wada cayaaray kooxaha Jubaland iyo Banaadir waxayna guushu raacday kooxda ku cayaareysay magaca Jubaland state kadib markii waqtigii...

View Article

19 Somali Norwegian ah oo la sheegay in London ku weeraray dalxiusayaal

london (afdheer) Sida baahiyeen saxaafadda UK wiil 19jir ah oo asal ahaanka soo jeeda Soomaaliya heystana dhalasho Norwegian ah ayaa toorey ku weeraray dalxiisayaal ku sugan London.1 ruux ayaa dhintay...

View Article


Raila Odinga oo martiqaad ka helay Somaliland.

Nairobi (afdheer) Wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya ayaa sheegay in uu martiqaad usameeyey hoggaamiyaha xuzbiga mucaaradka dalka Kenya Raila si uu u booqdo Somaliland.Wakiilka Somaliland wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Soomaaliya oo ku heshiiyey waqtiga doorashada.

MUQDISHO (afdheer) Shir MUQDISHO uga socday madaxda dowladda federaalka iyo madaxweynayaasha gobolada ayaa lagu heshiiyey in dib u dhac ku iman karo xilliga loo xadiday inay qabsoonto doorashada...

View Article

Prof. Galeyr: wadahal baa noo biliwday Somaliland.

Sool: Madaxweynaha Khaatumo state prof. Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay in wafuud ka socda Khaatumo state iyo Somaliland ay kulmeen una bilowday wadahadal si loo xaliyo khilaafaadka labada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin kooban: Deegaanada Oroma iyo Axmara oo rabshado ka dhaceen

Adis Ababa ( afdheer) Dowladda itoobiya ayaa qorsheysay in la ballaadhiyo caasimadda dalkass ee Adis Ababa sidoo kale dowladda ayaa qowmiyad ku hadasha luqadda Axmaarada ku dartay usmaamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aawey gobolkii j/dhexe ma laga saaray khariidadda Soomaaliya.

Kismaayo (afdheer) Soomaaliya xilligii ay burburtay 1991-kii waxay kakoobneyd 18 gobol iyo 92 degmo.Gobolka jubbada dhexe oo ku yaal koonfurta dalka Soomaaliya ayaan gacanta dowladda Soomaaliya ku...

View Article

Warbixin: Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday Jigjiga.

Jigjiga (afdheer) Wafti uu hoggaaminaayo Madaxweynaha dowladda federaalka dalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhadhaab oo la gaadhsiiyey korontada dalka Kenya.

dhadhaab (afdheer) degmada dhadhaab ee Garissa county ayaa beri oo isniin ah laga furi doonaa quwadda korontada dalka Kenya oo la gaarsiiyey lana dhammeystiray dhismaheeda iyo qalabkeedii.waa markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka QM ee Soomaaliya oo ammaanay abniga iyo horumarka ka jira Jubaland.

Kismaayo (afdheer) Ergayga Qaranada Mudiobey uqaabilsan Soomaaliya ayaa booqday Kismaayo wuxuuna seexday aqbalka martida ee magaalada Kusmaayo.Machael Keating  oo ay shir jaraa'id wada qabteen...

View Article


Orodyahanka Mo Farah oo sheegay inuu ka fadhiistay cayaaraha.

London (afdheer) Orodyahanka Mo Farah oo wareysi siiyey wargeys ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegay inuu ka fadhiistay cayaaraha oo uusan ka qeybgeli doonin cayaaraha 2020ka.Mo Farah ayaa sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuduudadda Wajir South iyo Lagdheeraa oo laga wadahadlay.

Garissa (afdheer) In muddo ah waxaa deegaan u dhaxeeya Lagdera iyo Wajer ka jirey muran isku badalay gacan ka hadal dad ku dhinteen.si loo xalliyo khilaafkaas u dhaxeeya reer Miyiga waxaa Garissa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baraawe oo laga dhisay xarunta madaxtooyada DG koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Baraawe (afdheer) Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Shariif Xasan iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa tagay caasimadda koonfur galbeed dalka soomaaliya magaalada Baraawe.Madaxweynaha iyo...

View Article

Suuqayada Islii oo xiran maalintii 2aad

nairobi (afdheer) Ganacsatada xaafada Eastliegh Nairobi ayaa sameeyey mudaharaad ay go'aansadeen inay xidhaan dukaamadooda.Ganacsadayaashu waxay ka cabanayaan dukaanadooda oo ay xireen miisleeywadhato...

View Article


Qaxoiti ku laabtay Soomaaliya oo DIB ugu soo laabtay Dhadhaab..

Xagardheer (afdheer) Boqolaal qaxootiga dhadhaab ku noolaa ayaa dib ugu laabtay dalkoodii dadkaas waxaa ka mid ahaa koox ka koobneyd 350 ruux oo kulaabtay tuulooyin hoos taga degmada Kisnaayo.Mid ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Biliwga November 2016 Soomaaliya iyo dowlad cusub.

Muqdisho (afdheer) Soomaaliya waxay ku jirtaa xilli kala guur ah oo adag waxaana la qorsheeyey in biliwga bisha November 2016 Soomaaliya yeelato dowlad cusub.Baarlamaanka, xukuumadda iyo Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaadka oo Soomaaliya laga mamnuucay si ku meelgaar ah.

Muqdisho (Afdheer) Dowladda Soomaaliya ayaa shalay mamnuucday keenista Qaadka waxaana la joojiyey gabi ahaanba duulimaadyadii diyaradaha Jaadka.Magaalada Muqdisho caasimadda dalka Soomaaliya waxaa...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live