Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Orodyahanka Mo Farah oo sheegay inuu ka fadhiistay cayaaraha.

$
0
0

London (afdheer) Orodyahanka Mo Farah oo wareysi siiyey wargeys ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegay inuu ka fadhiistay cayaaraha oo uusan ka qeybgeli doonin cayaaraha 2020ka.

Mo Farah ayaa sheegay inuu doonayo inuu waqti la qaato qoyskiisa maadaama uu ku mashquulay tababaro.

Mo Farah ayaa billadihiisa siiyey caruurtiisa oo ay ku jirto gabadha ay xaaskiisu u dhadhay nin kale.

Mo Farah waa orodyahan Soomaali ah oo heysta dhalashada dalka Ingielriiska oo uu u ordo.

{jcomments off}

 

afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles