Muqdisho (Afdheer) Cayaaraha gobolada dalka Soomaaliya waxaa maanta wada cayaaray kooxaha Jubaland iyo Banaadir waxayna guushu raacday kooxda ku cayaareysay magaca Jubaland state kadib markii waqtigii cayaarta loogu talo galay ay ku dhammaatay 0 iyo 0 kadibna loo dhigay rigoore.
Rigoore ayey ku kala badiyeen labadan kooxood oo cayaar adag dhax martay.{jcomments off}
Jubaland ayaa la cayaari doonta kooxda u soo baxda finalka cayaarta beri dhax mari doonta Puntland iyo Shabeele.
Xuquuqda sawirada: Awale
Afdheer.com