Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Warbixin kooban: Deegaanada Oroma iyo Axmara oo rabshado ka dhaceen

$
0
0

Adis Ababa ( afdheer) Dowladda itoobiya ayaa qorsheysay in la ballaadhiyo caasimadda dalkass ee Adis Ababa sidoo kale dowladda ayaa qowmiyad ku hadasha luqadda Axmaarada ku dartay usmaamulka  Tigreega.

In la ballaadhiyo caasimadda Adis Ababa waxaa diiday oo rabshado iyo banaanbax ka sameeyey qowmiyadda Oromada.

Deegaanka ay deggan yihiin dadka ku hadla luqadda Axmaarada in lagu daro ismaamulka Tigrey waxaa diidan Axmaarada.

rabshadahaas waxay keeneen inay ISKA horyimaadaan Boliiska iyo shacabka banaanbaxayey waxaana weli socda rabshado.

Maamulla Tigreega ee talada Itoobiya haya waa maamulkii ugu wanaagsanaa ee soo mara itoobiya wuxuuna ismaamul siiyey 9 qowmiyadood inay si xor ah isku maamulaan iyagoo talada dalka wax ka siiyey qowmiyadaha kale ee dalka Itoobiya sida in madaxweyne dalka itoobiya ka yahay Oromo, ra'iisul wasaare ka yahay shucuubta koonfureed iyo in guddoomiye baarlamaana ka yahay Axmaar.

Markii ugu horreysay Soomaalidu intii ay Tigreegu dalka qabsadeen waxay taggen oo hanti ku yeesheen Adis Ababa oo ay markii hore aad ugu yaraayeen

{jcomments off}

Faafin: afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles