Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Warbixin kooban iyo cayaartii maanta Puntland 1 - 0 Shabeele

$
0
0

Muqdisho (Afdheer) Cayaaraha gobolada ayaa ka socda caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa Shalay wada cayaaray cayaartoydii ku cayaareysay gobolada Jubaland iyo Banaadir waxayna guushu rigoore ku raacday Jubaland.{jcomments off}

Puntland iyo Shabeele oo maanta wada cayaaray waxayna guushu 1 iyo 0 ku raacday Puntland.

Cayaarta maanta oo aheyd mid xiisa leh dad badanna daawanayeen ayaa cayaartoyadii maanta cayaartay qaarkood la siiyey kaarka guduudan (red card).

Cayaarta xigta waxaa wada cayaari doona final Jubaland iyo Puntland oo la filayo inay koobka sannadkan qaadi doonaan kooxda maroodiga ee Jubaland sidii looga bartay cayaarihii zamaaniga ee gobolada dalka Soomaaliya oo ay koobka qaadeen 12 jeer.

Sidoo kale waxay cayaar kadhax mari doontaa Banaadir iyo Shabeele oo kaalinta 3aad ku tartami doona.

afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles