Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Puntland team oo ku guuleystay cayaaraha gobolada Soomaaliya

$
0
0

Muqdisho (afdheer) cayaartoyda puntland iyo jubaland ayaa 90kii daqiiqo ee cayaarta isla dhaafi waayey 1 iyo 1.

Cayaarta ayaa lagu daray daqiiqado dheeri ah oo barnardhac ku dhammaaday kadib ayaa la dhigay rigoore 5-4  ku guuleystay kooxda ku cayaareysay magaca dowladda Puntland.

Koobka cayaaraha gobolada dalka Soomaaliya 2016 waxaa qaatay kooxda Puntaland halka ay 2aad gashay Junaland.

Madaxweynaha Puntland ayaa shalay sheegay inay Jubaland da'daaleen hadday kaalinta 2aad soo gaareen koobkana Garoowe ha la keeno hadalkaas oo keenay inay maanta cayaar fiican la yimaadaan Jubaland.

{jcomments off}

afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles