Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

4 kooxood oo isku soo hadhay tartanka gobolada Soomaaliya.

$
0
0

Muqdisho (afdheer) Tartanka kubadda cagta ee gobolada Soomaaliya uga socda Muqdisho waxaa isku soo hadhay Banaadir, Puntland, Jubaland iyo Shaleele.

22.07.2016 waxaa wada cayaari doona Banaadir iyo Jubaland labadan kooxood waxay saadaashu saaran tahay inay soo bixi doonto kooxda Banaadir oo lagu arkay cayaar isku xir fiican leh iyo cayaar wanaag halka koixda Jubaland ubaahan tahay tababar dheeri ah.

23.07.2016 waxaa wada cayaari doona kooxaha Puntland iyo Shabeele oo ah laba kooxood oo adag lana saadaaliyey in ay soo bixi doonto kooxda Punland oo cayaarihii ay cayaareen muujiyey karti ah ku xukumaan banooniga.

inkastoo qoraalkani yahay saadaal cayaarta finalka oo sida la saadaalinaayo dhax mari doonto Banaadir iyo Puntland ayaa ah mid ay adagtahay in saadaal laga bixiyo.

{jcomments off}

 

Afdheer.com.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles