Muqdisho (Afdheer) Cayaarta kubadda cagta ee gobolada Soomaaliya ayaa socota waxaa la jiidhay kooxda kubadda cagta ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed kadib markii ay ku durduriyeen kooxda kubadda cagta ee dowladda Puntland.
Garoonka kubadda cagta ee banaadir stadium waxaa ka socda cayaaro xiisa leh oo ay daawadaan dadweynaha xiiseeya sportiga.
{jcomments off}
afdheer.com