Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Jaadka lama joojin ee diyaaradihii keenayey ayaan hakinay

$
0
0

Muqdisho ( afdheer) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aan la joojin Qaadka ka iman jirey Kenya laakiin la hakiyey diyaaradihii keenayey Soomaaliya.

Dalka oo dhan ayuu ammarku khuseeyaa waanan joojinay diyaaradihii Qaadka keenayey Soomaaliya si ku meel gaar ah sidaas waxaa yiri wasiirka Gaadiidka dhulka iyo cirka Mr. Jangeli.

Joojiya Qaadkii ka iman jirey Kenya weli si rasmi ah dowladda Soomaaliya uma faahfaahin laakiin waxaa jira khilaafaad siyaasadeed oo in muddo ah u dhaxeeyey Soomaaliya iyo Kenya waxaana ka mid ah soohdinta badda, dhismaha derbi Kenya sheegtay in laga dhisayo xuduud beenaadka, aqoonsi qaar ka mida Madaxda Kenya aqoonsadeen Somaliland iyo celinta khasabka ah ee qaxootiga Dhadhaab.

{jcomments off}

afdheer.con


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles