Muqdusho (afdheer) Dowlada Soomaaliya ayaa si ku meel gaar ah u joojisay Qaadka ka iman jirey Kenya.
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay ammarka joojinta Qaadka wuxuu ka hirgalay Boosaaso ilaa Kusmaayo inta u dhaxeysa.
Muqdisho qaad kama dagin, Gaalkacayo-Garoowe- Boosaado Qaad kama dagin Baydhabo Qaad kama dagin Kismaayo awalba looma ogoleyn in diyaarad Qaad wada ka degto saddexda gobol ee Jubaland.
Joojinta Qaadka ayaa weli lagu micneeyaa siyaabo kala duwan Governor Meru ayaa yiri Qaadka waxaa loo hakiyey shirka urur goboleedka IGAD oo Muqdisho ka furmaya.
Magaalada Laascaanood ayaa la sheegay inay ka degtay diyaarad Qaad geysay Soomaaliya qaadkaas oo baabuur loogu sii gudbiyey deegaano kale.
{jcomments off}
Afdheer.com
info@ afdheer.com