Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Khudbadii Xildhibaan Cabdirashiid-Xidig ka hor jeediyey baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya+VIDEO.

$
0
0

Muqdisho (afdheer) Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Xidig oo u sharraxan xilka afhayeenka baarlamaanka 10-aad ee dalka Soomaaliya ayaa khudbad ka hor akhriyey xildhibaanada federaalka Soomaaliya.

{youtube}geeDTluVT6M{/youtube}{jcomments off}

MP xidig ayaa sheegay inuu baarlamaanka iyo hoggaaminta habsami u socodka dalka si daacad ah wax ugu qaban doono isagoo dhalliilay qaabkii maamul ee baarlamaankii 9-aad ee waqtigiisu dhammaaday loo maamulay.

Xidig wuxuu sheegay in xildhibaan waliba maamuli doono lacagta CDF -ta loo yaqaano taasoo u sahlaysa xildhibaanku inuu horumar gaarsiiyo deegaanka laga soo doorto si uu awood ugu helo in mar labaad laga soo doorto, Somaliland ayuu sheegay inuu la furi doono wadahadal, xidig wuxuu akhriyey khudbad qiimo badan oo uu kaga hadlay arimo kala duwan.

faafin: afdheer.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles