Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Sannad guuraddii 5aad ee Jaaliyadda Jubaland Norway+ VIDEO

$
0
0

Oslo (Afdheer) Jaaliyadda Jabaland ee dalka Norway oo kulan ku yeeshay Oslo caasimadda dalka Norway shirka waxaa ka qeybgalay guddoomiyha gobolka jubbada hoose Dr. Cabdirashiid Cali Gooni.

{youtube}i_UsqVZJnw8{/youtube}{jcomments off}

Xafladdan oo aheyd casho sharaf loo sameeyey guddoomiyaha gobolka isla markaana ku aadan sannad guurada jaaliyadda ayaa laga jeediyey khudbado.

Goddoomiyha gobolka jubbada hoose ayaa sheegay in ay ku faani karaan ka jubaland ahaan inay ka fiican yihiin dhammaan state-yada kale.

Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, eyeglasses, beard and indoor

FG: Xuquuqda sawirada iyo muuqaalka weriye Xasan rasto


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles