Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Soomaalida koonfur Afrika ku nool oo cabsi la soo deristay.

$
0
0

Nairobi (afdheer) Soomaali badan ayaa ku nool dalka Koonfur afrika (south africa) Soomaalidaas badankood waa ganacsadayaal.

Qaar ka mid ah shacabka ree koonfur africa ayaa diidan soogalootiga ku nool dalkooda oo ay soomaalidu ka mid tahay.

Koonfur afrika waxaa lagu dilaa laguna boobaa hantidooda Soomaalida ku nool dadkaas.

Dhowr jeer soomaalidu waxay hor istaageen oo ay difaacdeen hantidoida laakiin sidaas kuma joogsan boobka hantida soomaalida ku nool south africa.

Koonfur afrikaanku dadka ay diidan yihiin waa soo-galootiga dalalka afrikaanka ah ee deriska la ah koonfur africa laakiin marka ay sameeyaan dibadbaxyada ay ku diidan yihiin soogaloitiga waxay billaabaan boob dukaamada lagu boobo taasooo saameysa Soomaalida koonfur afrika.

{jcomments off}

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles