Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay ra'iisul wasaare.

Muqdisho (afdheer) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay ra'iisul wasaarihiisa usagoo u magacaabay Xasan Cali Kheyre.{youtube}Zlff4tCEvEA{/youtube}Ra'iisul wasaaraha...

View Article


Soomaalida koonfur Afrika ku nool oo cabsi la soo deristay.

Nairobi (afdheer) Soomaali badan ayaa ku nool dalka Koonfur afrika (south africa) Soomaalidaas badankood waa ganacsadayaal.Qaar ka mid ah shacabka ree koonfur africa ayaa diidan soogalootiga ku nool...

View Article


Madaxweynihii Galmudug oo is casilay.

Muqdisho ( afdheer) Madaxweynihii dowlad goboleedka Galmudug state Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa is casilay.Is casilaadda Guuleed ayaa la xiriirta xil ka qaadistii ay ku sameeyeen xildhibaanada...

View Article

Bay iyo Bakool oo dad u dhinteen abaar iyo cudur.

Baydhabo (afdheer) Waxaa socda da'daal ay wadaan shacabka, dowladda federaalka iyo dowlad hoboleedka koonfur galbeed si loo badbaadiyo shacabka goboladdan oo u dhimanaya abaar iyo cudur.Abaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Axmed-madoobe oo kismaayo ku soo laabtay.

Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam (axmedmadoobe) ayaa ku so laabtay Kismaayo kadib safar shaqo oo uu ku jirey Muqdisho caasimadda Soomaaliya.Madaxweyne Axmed-madoibe wuxuu ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku dhawaad 50 ruux oo ku sumoobay biyo gobolka Afdheer.

Hargeele (afdheer) Sida ay dheegayaan warar laga helayo miyiga degmada Hargeele waxaa sumoobay oo dhintay dad kor u dhaafaya konton ruux.Nasiib daro dowladdu ma gaadho miyiga mana helin badbaado...

View Article

Xaflad lagu taageeray madaxweyne Farmaajo oo ka dhacday Oslo dalka Norway +...

Xaflad lagu taageeray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  iyo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu qabtay Oslo dalka Norway.Xafladdan waxay Soomaalida Oslo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha dowlad goboleedtada Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulanno uu la yeeshay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada intii ay socotay xafladii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afdheer oo abaar iyo cudur loogu dhintay.

Hargeele (Afdheer) Gobolka afdheer waa gobol ka tirsan deegaanka soomaalida Itoobiya waxaana ka jira abaar iyo cudur ay u dhammaanayaan dadku.Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay waxaa jira tiro...

View Article


Baaris lagu ogaaday in biyo ay cabeen ku sumoibeen dad ku dhammaaday duleedka...

Hargeele (afdheer) deegaanno saddex ah oo hoos imaada degmada hargeele waxaa biyo ku sumoobay oo u dhintay tiro lagu sheegay 31 ruux waxaana la dabiibayaa tiro ka badan 200 ruux sida la sheegay.waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cudurka shuban biyoodka oo dad badan u dhimanayaan .

Xuddur (afdheer) Gobolka bakool oo kamid ah gobolada ay abaartu baabiisay duunyada ayaa hadda waxaa ka jiraa cudur lagu sheegay shuban biyood dad badan u dhimmanayaan.Cudurkan oo weheshada gaajada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faarax Macalin oo Muqdisho tagay si uu ula kulmo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Faarax Macalin Dawaara oo u tartamaya kursiga Garissa-township ee baarlamaanka Kenya doorashada 2017 kana tirsan xizbiga mucaaradka dowladda Kenya ayaa tagay Muqdisho caasimadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa ka jira in mooshin laga gudbiyey madaxweynaha Jubaland.

Kismaayo (afdheer) Waxaa jira warar la baahiyey oo sheegaya in xildhibaanada Jubaland doonayaan in ay mooshin ka gudbiyaan madaxweynaha Jubaland.Warar laga soo xigtay ilo lagu kalsoon yahay waxay...

View Article


Ciidamo gadoodsan oo sheegay inaan mushaar la siin 18 bilood.

Muqdisho (afdheer) ciidamo ayaa ka soo baxay xeryahoodii waxay xayireen goobo gudaha magaalada Muqdisho ka mid ah iyagoo sheegay in aysan magaalada ka bixi doonin ilaa la siiyo mushaarkooda.ciidamadan...

View Article

Jubaland oo duulaan qaadaysa markii ugu horreysay 5 sanno kadib.

Kismaayo (afdheer) Tan iyo tagistii Kismaayo ciidamada Jubaland ma qaadin duulaan ka dheer 50 Km nawaaxiga magaalada dekedda leh ee Kismaayo waxaase muuqata in markii ugu horreysay ciidamadu qaadayaan...

View Article


KENYA HALTS MOGADISHU EMBASSY PROJECT OVER INSECURITY

The insecurity in Somalia has seen Kenya halt construction of an embassy in Mogadishu, Foreign Affairs secretary Amina Mohamed told Parliament. She said a third of works at Mogadishu embassy, which...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda cusub oo soo wada wasiiraddii ugu badnaa ee soo mara Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Xukuumadda cusub ee laga sugayo ra`iisul wasaare Kheyre ayaa la filayaa inay yeelan doonto gole wasiiro tiro badan iyadoo la qancinaayo beelaha Soomaaliyeed.Awood qeybsi iyo dib u...

View Article


Ugaas Booqoow oo ku geeriyooday Kismaayo.

Kismaayo (Afdheer) Magaalada Kismaayo waxaa ku geeriyooday allaha u naxariistee Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Booqoow oo ka mid ahaa salaadiinta magaca dheer ee Jubaland SII AKHRI{jcomments off}

View Article

Xildhibaanada Jubaland oo nairobi siminaar loogu xiray.

Nairobi (afdheer) Qaar ka mid ah xildhibaanada dowlad goboleedka jubaland oo uu hoggaaminaayo Afhayeena aqalka baarlamaanka Jubaland Sh. Cabdi muddana siminaar ku qaadanayey Nairobi dalka Kenya ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalo dhax maray qowmiyadda Soomaalida iyo Qowmiyadda Oromada.

Dooloow (afdheer) Xuduudda labada ismaamul ee Soomaalida iyo Oromada dalka Itoobiya waxaa beryahan ka socda dagaal isireed ama dagaal qowmiyadeed dad ku dhinteen dadna ku barakeceen.Qowmiyadda Oromada...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live