Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Ciidamo gadoodsan oo sheegay inaan mushaar la siin 18 bilood.

$
0
0

Muqdisho (afdheer) ciidamo ayaa ka soo baxay xeryahoodii waxay xayireen goobo gudaha magaalada Muqdisho ka mid ah iyagoo sheegay in aysan magaalada ka bixi doonin ilaa la siiyo mushaarkooda.

ciidamadan ayaa la sheegay inay ku doodayaan in ay maqleen in Madaxweynaha Soomaaliya lacag ka soo helay Sacuudiga sidaas darteed ay doonayaan mushaarkoidii oo 18 bilood ka maqan.

Ciidamada meletetiga ee gadoodka sameeyey ayaa lagu sheegay qiyaas 100 askari mana dhicin xayiraad ciidamada ayaa ka mid ah ciidamada lagu amrray inay dibadda uga baxaan gudaha magaalada Muqdisho.

Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacday doorasho lagu doortay Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya wuxuuna Madaxweynuhu magacaabay ra'iisul wasaare dhalinyaro ah oo muddo la soo shaqeeyey hay'ado samafal.

{jcomments off}


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles