Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Jubaland oo duulaan qaadaysa markii ugu horreysay 5 sanno kadib.

$
0
0

Kismaayo (afdheer) Tan iyo tagistii Kismaayo ciidamada Jubaland ma qaadin duulaan ka dheer 50 Km nawaaxiga magaalada dekedda leh ee Kismaayo waxaase muuqata in markii ugu horreysay ciidamadu qaadayaan duullaan lagu tagayo gobolka jubbada dhexe.

Jubaland 5taas sanno waxay tababaro tayo leh siisay iyagoo la kaashanaaya ciidamada AMISOM ciidamo tiro badan oo hadda awood u leh inay duullaan qaadaan.

Sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay Madaxweynaha Jubaland ayaa ammar siiyey ciidamada si loo qaado duullaan lagu tagi doono deegaanada ka maqan maamulka Jubaland.

Ciidamada Jubaland waxaa caawin doono ciidamada Kenya- AMISOM ee ku sugan Jubaland.

 

{jcomments off}

Faafin: afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles