Baydhabo (afdheer) Waxaa socda da'daal ay wadaan shacabka, dowladda federaalka iyo dowlad hoboleedka koonfur galbeed si loo badbaadiyo shacabka goboladdan oo u dhimanaya abaar iyo cudur.
Abaar xaalufisay duunyada ayaa ka dhacday deegaanno badan oo Soomaaliya ka mid ah waxaase u daran deegaanada Bay iyo Bakool oo dad u dhinteen macaluusha abaartan iyo cudurka shubin biyoodka.
Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa Sheegay in ay dhinteen yiro ka badan boqol ruux oo ku dhintay Bay iyo Bakool.
Solmaalida Qurbaha ayaa ku howlan sidii ay u badbaadin lahaayeen eheladoida ay xoolihoodii dhaafeen una baahan caawin iyo guud ahaan deegaanada ay ka dhaceen abaaraha Soomaaliya iyagoo kaashanaaya ama la xiriiraya hay'adaha wax caawiya ee dalalka ay ku nool yihiin.
{jcomments off}