Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam (axmedmadoobe) ayaa ku so laabtay Kismaayo kadib safar shaqo oo uu ku jirey Muqdisho caasimadda Soomaaliya.
Madaxweyne Axmed-madoibe wuxuu ka qeybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo.
Sh. Axmed-madoobe ayaa lagu tilmaamaa hoggaamiye adag oo ay jecel yihiin Soomaalidu gaar ahaan shacabka Jubaland.
{jcomments off}