Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Col. Barre Hiiraale oo Kismaayo yimid.

$
0
0

Kismaayo (Afdheer) Col. Barre Aden (Barre Hiiraale) oo wata koox istaaf ah ayaa doon ku yimid Kismaayo wuxuuna hadda ku sugan yahay Kismaayo.

Imaatinka Col. Barre lama hubo inuu ahaaa safar ay ka warhayeen maamulka ku-meel gaarka ah ee Jubland ka taliya.{jcomments off}

Col. Barre-hiiraale wuxuu ahaa hoggaamiyihii kooxdii dooxada Jubba la baxday oo Kismaayo ka talinayey dhowr sanno,  Kooxdaas oo ay ku mideysnaayeen maleyshiyo laga soo abaabulay Galgaduud iyo Maleyshiyo reer Jubaland ah oo uu soo abaabulay Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Inkastoo aanan helin faahfaahin buuxda haddana Col. Barre wuxuu ku yimid xiriir.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles