Madaxweynaha jubaland waxaa dooranaya ergooyinka 3da gobol.
{jcomments off}Kismaayo (Afdheer) Ergooyinka saddexda gobol 540 xubnood ayey odayaashu soo xili doonaan maanta illa beri kadibna waxaa wiiggan soo socda ee bishan Abriil 2013 ergooyinkaas dooran...
View ArticleBombs and gun battle kill at least 16 in Somali capital
Source- ReutersSunday, April 14, 2013At least 16 people were killed as two car bombs exploded outside the law courts in Somalia's capital Mogadishu and gunmen stormed the building on Sunday, before a...
View ArticleGaroonka Kismaayo oo la xiray iyo warar kale.
Kismaayo (Afdheer) Sida ay shaaciyeen maamulka ku-meel gaarka ah ee jubaland state waxaa si ku-meel gaar ah loo xiray garoonka diyaaradaha ee magalada Kismaayo (Sayid Maxamed Airport).{jcomments...
View ArticleGuddiga Odayaasha Absame oo doortay Axmed-madoobe.
Kismaayo (Afdheer) Ugaas Cumar Xiirey oo ka mid ah Ugaayada beesha Cowlyahan ayaa idaacadda VOA ka sheegay in shir u socday odayaasha dhaqanka beesha Absame laba todobaad ay isku raaceen in ay Beesha...
View ArticleBaledweyne oo tababar loogu xiray askar.
Muqdisho (Afdheer) dafcaddii saddexaad ayaa loo xiray dhooboow dhammeystay tababar ay siiyeen ciidamada nabad illaalinta ee AMISOM -Jabuuti magaalada baledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.{jcomments...
View ArticleOdayaasha Kismaayo iyo doorashada Madaxweynaha Jubaland
Kismaayo (Afdheer) Odayaasha beesha Absame ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa kulamo la yeeshay Odayaasha dhaqanka ee belaha la dega gobollada jubooyinka iyo Gedo kuna sugan Kismaayo iyagoo u gudbiyey...
View ArticleWafti ka socda IGAD oo yimid Kismaayo.
Kismaayo (Afdheer) Goor dhow waxaa garoonka ka xiran duulimadka rakaabka ama diyaaradaha shacabka kasoo dagay wafti ka socda IGAD waxayna soo dhaweeyey maamulka Kmg ah ee jubaland. {jcomments...
View ArticleUgaaas Xuseen oo yimid Kismaayo.
Kismaayo (Afdheer) Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ah salaadiinta Jubland ayaa kasoo degay garoonka Kismaayo waxaana loosoo dhaweeyey si wanaagsan.{jcomments off}Ugaaska ayaa u yimid...
View ArticleNinka la filayo inuu noqdo madaxweynaha Jubaland -VIDEO
Kismaayo (Afdheer) Musharraxa beesha Absame Axmed Sh. Maxamed (Axmed - Madoobe ) ayaa saxaafadda siiyey waxqadkiisa mustaqbalka dhow wuxuuna sheegay waxyaabaha uu doonayo inuu wax ka qabto haddii loo...
View ArticleSiminaar IGAD siin doonto Odayaasha dhaqanka Jubaland.
Kismaayo (Afdheer) Xubnno ka tirsan IGAD ayaa ku sugan Kismaayo illaa doraad waxayna u joogaan sidii ay u xallin lahaayeen khilaafaadka shirweynaha soo wajahi kara xilliga doorashada madaxweynaha...
View ArticleUhuru to focus on strong African trade ties
President Uhuru Kenyatta has said that the East African Community and Africa will be the cornerstone of his foreign policy in enhancing trade and investment.President Kenyatta noted that strong...
View ArticleGarissa security chiefs interdicted over crime wave
Soource- Monday, April 22, 2013 {jcomments off}The government has overhauled security apparatus in North Eastern following spate of killings in the region the latest being the shooting of 10 people in...
View ArticleKhilaaf qarsoon oo ka dhax curtay raas-kaambooni iyo Azania.
{jcomments off}Kismayo (Afdheer) Shirka maamul u sameyta jubland state ayaa galay marxalad xaasaasi ah kadib markii loo gudbey xulidda ergooyinka dooranaya madaxweynaha Jubaland iyo Odayaasha soo...
View ArticlePresident Uhuru names four Cabinet members
Fred Matiang'i (Information, Communication and Technology (ICT)Henry K. Rotich (The National Treasury)James Wainaina Macharia (Health)Amb Amina Mohamed (Foreign Affairs)President Uhuru Kenyatta has...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya iyo heshiiskii Ankara ka dhacay.
Muqdisho (Afdheer) Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayey ayaa kulan dalka Turkiga kula yeeshay madaxweynaha Soomaalilaan iyo wafti uu hoggaaminayey waxayna kala saxeexdeen...
View ArticleShir guddoonka shirweynaha Jubaland oo ka hadlay xilliga doorashada...
Kismaayo (Afdheer) Shir guddoonka Shirweynaha maamul u sameynta jubaland state Macallin Maxamed Ibraahim ayaa faahfaahin ka bixiyey marxadaha uu shirku marayo iyo xilliga doorashada madaxweynaha...
View ArticleItoobiya la baxaysa ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya.
Adhis Ababa (Afdheer) Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah u caddeysay inay ciidamadeeda jooga gudha Soomaaliya lasoo bixi doonto maadaama aysan ku qanacsaneyn howlaha AMISOM oo aan awoodin inay la...
View ArticleCol. Barre Hiiraale oo Kismaayo yimid.
Kismaayo (Afdheer) Col. Barre Aden (Barre Hiiraale) oo wata koox istaaf ah ayaa doon ku yimid Kismaayo wuxuuna hadda ku sugan yahay Kismaayo.Imaatinka Col. Barre lama hubo inuu ahaaa safar ay ka...
View ArticleKismaayo- warbixin kooban Col. Barre oo u hoyday Garoonka Kismaayo.
Kismaayo (Afdheer) Imaanshihii Col. Barre Hiiraale wuxuu Kismaayo ka abuuray guux weyn waxaa heegan buuxa la galiyey ciidamada ku sugan Kismaayo maamulka Kmg ah ee Kismaayo ayaa AMISOM-Kenya ku...
View Articlewasiiradda cusub ee Kenya.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhaweyd shaaciyay golahiisa wasiirada oo dhameystiran.Tirada golaha wasiirada cusub ee Kenya ayaa ah 16 wasiir oo labada kamida ay soomaali yihiin, wasiirka...
View Article