Kismaayo (Afdheer) Musharraxa beesha Absame Axmed Sh. Maxamed (Axmed - Madoobe ) ayaa saxaafadda siiyey waxqadkiisa mustaqbalka dhow wuxuuna sheegay waxyaabaha uu doonayo inuu wax ka qabto haddii loo doorto madaxweynaha Jubaland. {jcomments off}
{youtube}YZ6tiwGQSJk{/youtube}