Kismaayo (Afdheer) Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ah salaadiinta Jubland ayaa kasoo degay garoonka Kismaayo waxaana loosoo dhaweeyey si wanaagsan.{jcomments off}
Ugaaska ayaa u yimid sidii uu uga qeybqaadan lahaa howlaha maamul u sameynta Jubland oo meel gabogabo ah maraya.
Ugaas Xuseen ayaa kasoo kicitimay Nairobi dalka Kenya wuxuuna garoobnka Kismaayo markii uu kasoo dagay kulamo la qaaatay sarakiil ka mid ah kuwa maamulka Kmg ah ee Kismaayo isagoo ku biiri doona Oday-dhaqameedyadii saddexda gobol ee hore ugu sugnaa Kismaayo.
RAAGE
info@afdheer.com
afdheer.com
20.04.2013