Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Axmed-Madoobe oo Denmark soo gaaray

$
0
0

KHN (Afdheer) Madaxweynaha Jubba state Axmed Maxamed Islam (Axmed-Madoobe) ayaa galabta kasoo dagay garoonka Kobenhegan dalka Denmark wuxuuna Denmark joogi doonaa 3 cisho.

Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wheliya Ganacsade/Siyaasi Cabdi Cali Raage waxayna la kulmi doonaan jaaliyadda Yurub beri galinka dambe.

Jaaliyadda Yurub ayaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey madaxweynaha jubaland garoonka markii uu kasoo dagey.

Xaflad si weyn loo agaasimay ayaa beri lagu qaban doonaa Kobenhegan dalka Denmark taasoo lagu soo dhaweyn doono guulaha jubba state ka gaareen siyaasaddaa Soomaaliya iyo sidii ay u fuliyeen maamulka jubba state rabitaanka shacabka Jubaland.{jcomments off}

Filo sawiro.....

KHN

afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles