Shir sannadeedkii beesha Cowlyahan ee qaaradda Yurub oo lagu qabtay dalka...
Kobenhegan AXAD 08-09-2013{jcomments off}Shir sannadeedkii caadiga ahaa ee jaaliyadda 2013 ayaa lagu qabtay Kobenhegan dalka Denmark shirkaas oo ay kasoo qeybgaleen xubnno ka kala socday jaaliyadaha...
View ArticleCayaartoyda gobolka Afdheer oo final u soo baxay.
Jigjiga (Afdheer) Cayaartoyda 9ka gobol ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa soo cayaaray cayaaro xiisa leh waxaana final usoo baxay cayaartoydii ku cayaarayey gobolada Afdheer iyo...
View ArticleJubba state iyo dowladda federaalka Soomaaliya+VIDEO
Muqdisho (Afdheer) Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey madaxweynaha maamulka Jubba state Axmed Maxamed Islan ayaa ku sugan Muqdisho waftiga ayaa loosoo dhaweeyey si heer sare ah waxayna la kulmeen...
View ArticleDr. Saacid iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo is-arkay ....
Muqdisho (Afdheer) Maanta waxaa kulan fool ka fool ah isku arkay Xamar madaxweynaha Jubba state Sheekh Axmed-Madoobe iyo Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Saacid khudbad ay ka jeediyeen xaflad lagu...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka ogolaaday in Suuriya la weeraro.
(Afdheer) Qoraal kasoo baxay aqalka cad ee Mareykanka ayaa lagu shaaciyey qoraal ay ku qoran yihiin dalalka ogolaaday in la weeraro dalka Suuriya oo lagu eedeeyey in ay xukuumadda ASAD isticmaaleen...
View ArticleMaamulka K/Galbeed Soomaaliya oo ka furmaya Baydhabo.
Baydhabo (Afdheer) Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Bay waxaa bilihii ugu dambeeyey ka socday qabanqaabada shirweyne lagu hindisayo in lagu dhiso maamul gobolleed loo bixiyo Koonfur galbeed...
View ArticleWeerar lala beegsaday madaxweynaha Jubba state oo fashilmay+VIDEO
Kismaayo (Afdheer) Saaka waxaa garoonka Kismaayo kasoo dagay wafti muddo ku maqnaa Muqdisho markii ay ka soo dageen garoonka Kismaayo waxaa loosoo dhaweeyey si heer sare ah waxayna kulamo kooban la...
View ArticleAxmed-Madoobe oo shir jaraa`id qabtay+VIDEO
Kismaayo (Afdheer) Madaaxweynaha Jubba state ayaa sheegay inuu ka badbaaday qarrax lala beegtay isagoo sheegay in uuu fashilmay qorshe weyn oo ay ku tala-gashjanaayeen kooxaha falkan geystay Axmed...
View ArticleTACSI: Jaaliyadda Jubaland ee dalka Norway.
Tacsi: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi RaajicuunJaaliyadda Jubaland ee Norway waxay ka tacsiyaynaysaa geerida naxdinta leh ee Allaha u naxariistee Suldaan Maxamed Deeq Suldaan Maxamuud Haybe iyo dhamaan...
View ArticleWilliam Ruto oo Kenya kusoo laabtay.
Nairobi (Afdheer) Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa dalka dib ugu soo laabtay isagoo kasoo qeybgalay dacwadiisa oo lagu dhageysanayey maxkamadda aduunka ee HEEG (HAGUE) ee dalka...
View ArticleMadaxweynaha Jubba state oo iman doona Kobenhegen.
Kismaayo (Afdheer) Kismaayo waxaa kasoo dhoofay madaxweynaha Jubba state Axmed Maxamed Islan iyo xubno kale waxay sii marayaan Nairobi dalka Kenya kadibna waftiga Axmed-madoobe ayaa ka qeybgali doona...
View ArticleMadaxweynaha Jubba state: wixii shacab ah ee wax tabanaya waa wadahadlaynaa.
Kismaayo (Afdheer) Madaxweynaha Jubba state oo wareysi kooban siiyey warbaahinta ayaa sheegay in uu sii kordhin doono dagaalkii ay kula jireen maleyshiyada Shabaab waxna u dhimi doonin weerarkii...
View ArticleCayaartoyda gobolka Afdheer oo 1 iyo 0 kaga badiyey Godey.
Jigjiga (Afdheer) Cayaarihii 9ka gobol ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa soo gabagaboobay waxaana ciyartii final-ka aheyd maanta wada cayaaray cayoortaydii ku cayaarayey magaca gobolka Afdheer iyo...
View ArticleWaftiga Jubba state uga qeybgalaya Beljiam.
Brussel (Afdheer) Waftiga Soomaaliya uga qeybgalaya shirka Brussel ee dalka Beljium waxaa kamid ah wafti uu hoggaaminayey wadaxweynaha Soomaaliya oo ay wasiiro kamid yihiin, wafti ka socda Jubba state...
View ArticleCayaartoyda gobolka Afdheer oo 1 iyo 0 kaga badiyey Godey.
Jigjiga (Afdheer) Cayaarihii 9ka gobol ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa soo gabagaboobay waxaana ciyartii final-ka aheyd maanta wada cayaaray cayoortaydii ku cayaarayey magaca gobolka Afdheer iyo...
View ArticleShirkii brussel oo furmay soomaali badan oo kasoo qeybgashay.
Brussels (Afdheer) Shirka loogu magac daray New deal ayaa Soomaalida iyo midowga Yurub uga furmay dalka Beljium magaalada Brussel maanta oo isniin ah waxaana furitaanka shirka ka hadlay madaxweynaha...
View ArticleWafti ka socda dowladda-Maamul ha loo dhiso Bay iyo Bakool
Baydhabo (Afdheer) Wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Jawari kana kooban labada gole ee dowladda fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa soo gaaray Baydhabo.Waftiga oo hadal kooban...
View ArticleMadaxweynaha Jubaland oo Kobenhegan kula kumi doona jaaliyadaha Yurub.
Kobenhegan- Madaxweynaha Jubba state Axmed Maxamed Islam (Axmed-madoobe) iyo xubno kale ayaa maalinta (Khamiis) duhurnimada ka dagi doona Kobenhegan.{jcomments off}Madaxweynaha ayaa qaar kamid ah...
View ArticleAxmed-Madoobe oo Denmark soo gaaray
KHN (Afdheer) Madaxweynaha Jubba state Axmed Maxamed Islam (Axmed-Madoobe) ayaa galabta kasoo dagay garoonka Kobenhegan dalka Denmark wuxuuna Denmark joogi doonaa 3 cisho.Madaxweynaha waxaa safarkiisa...
View ArticleSomalia replaces central bank chief criticised in U.N. report
Source-Thursday, September 19, 2013Abdusalam Omer has been replaced as Somalia's central bank governor after seven months in the job, he said on Thursday, once again strongly denying graft allegations...
View Article