VIDEO: Jen. Cali-Madoobe
Jeneral Cali-Madoobe wuxuu ka mid ahaa howlwadeenadii proseeskii lagu doonayey in la dhiso maamul goboleed ay yeesheen gobolada webi jubba ee Koonfurta Soomaaliya wuxuuna ka mid ahaa raggii kasoo...
View ArticleOGEYSIIS: Shir ay jaaliyadda beesha Cowlyahan ee Yurub ku yeelan doonaan...
KHN: Jaaliyadda beesha Cowlyahan ayaa kulan la sii qorsheeyey ku yeelan doona magaalada Kobenheegan ee dalka Denmark kalankaas wuxuu socon doonaa laba laamood oo kala ah 7-8 bisha September...
View ArticleDowladda iyo Jubaland oo Adhis Ababa ku heshiiyey
Adhis Ababa (Afdheer) Shirkii ka socday Adhis Ababa ayaa lagu heshiiyey waxaana la xaqiijinayaa in ay labada dhinac ka heshiiyeen qodobo la isku hayey qodobadda ugu muhiimsanaa ee la isku hayey ayey...
View ArticleKismaayo oo maalintii 4aad markab gargaar sida la dajinayo.
Kismaayo (Afdheer) Maalintii Afraad ayaa la dajinayaa MARKAB weyn oo sida raashin gargaar ah kuna xiran dekedda Kismaayo waxaana gargaarkaas soo diray dowladda Turkiga iyadoo lasoo marsiiyey magaalada...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey shirka Adhis Ababa.
Shirka Adhis Ababa uga socda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Jubaland ayaa maraya meel gabo-gabo ah waxana shalay galab la isla gaaray heshiis rasmi ah oo ay goob joog ka...
View ArticleSoomaaliya oo ku heshiisay shirkii Adhis Ababa
Adhis Ababa (Afdheer) Dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedka Jubaland waxaa Adhis Ababa uga socday kulan ay IGAD hormuud ka aheyd oo lagu dhaxdhaxaadinayey waxaana la...
View ArticleKIsmaayo iyo aragtida shirka Adhis Ababa.
Kismaayo (Afdheer) Hadal heynta ugu badan Kismaayo maalmahan waa shirka Adhis Ababa waxaana jira haddalo ay ku muujinayaan dadku sida ay u arkaan shirkaas oo ay ku tilmaameen mid natiijo u ah guulihii...
View ArticleDoorashadii Jaaliyadda Jubaland Norge 25/08/2013
Shir ay isugu yimaadeen Jaaliyada Jubaland Norway oo ka dhacay Oslo gaar ahaan xaafada Grönland; Motfeldts gate 6B, 0187 galabta 17:00-20:00 ayaa lagu doortay maamulka Jaaliyadda Jubaland ee dalka...
View ArticleMadaxweynaha DDS Itoobiya oo ku sugan Adhis Ababa.
Adhis Ababa (Afdheer) Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar ayaa safar gaaban ku jooga Adhis Ababa wuxuuna u yimid sida ay sheegayaan ilo ku dhow dhow inuu ka...
View ArticleInternational communitee oo la wareegay shirka Adhis Ababa.
Adhis Ababa (Afdheer) Wiig shir u socday reer Muqdisho iyo reer Kismaayo ayaa laga gaari waayey wax natiijo ah waxaana la sheegayaa inay la wareegeen korjoogayaashii ama dhaxdhaxaadiyeyaashii shirka si...
View ArticlePresident Kenyatta makes final stop in Dubai, eyes trade deals
President Uhuru Kenyatta and First lady Margaret Kenyatta are received by senior Chinese Government officials on arrival at Beijing capital International Airport, China. The President and First Lady...
View ArticleKu-xigeenka madaxweynaha Puntland oo booqanaya Taleex .
Madaxweyne xogeenka Puntland ayaa uga mahadceliyey sida ay reer Taleex uygu soo dhaweeyeen deegaankaas, wuxuuna sheegay in ay safarkooda ugu magac dareen safarka nabadda iyo isdhaxgalka isagoo intaas...
View ArticleShabaab iyo gobolka Bakool.
Ceelbarde (Afdheer) Shalay subaxnimadii ayey shabaab si nabadgaliyo ah kula wareegeen qurac-joome oo ka tirsan degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool kadib markii ay ka tageen ciidamo ay leeyihiin dowlad...
View ArticleWariye Cowke iyo DDS Itoobiya + VIDEO
Waa VIDEO macluumaad badan ku dhax jiraan waxaad kaga bogan kartaan barashada Jigjiga xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ama Ogaden regions.{youtube}ShVRiLWtsg4&feature{/youtube}FG-...
View ArticleAdhis Ababa oo lagu heshiiyey.
Adhis Ababa (Afdheer) Sida uu ku qoray boggiisa khaaska ah ra`iisul wasaaraha Itoobiya wuxuu ku sheegay in uu hayo war wanaagsan kaasoo ah in dowladda fedraalka Soomaaliya iyo maamulka Jubba uga...
View ArticleUmmad hadday tashato way guuleystaan + VIDEO
Kismaayo (Afdheer) Ummadda ku nool gobollada Koonfureed ee dalka Soomaaliya gaar ahaan gobollada Gedo, Jubbada dhexe iyo Jubbada hoose ayaa si ikhtiyaari ah u goostay inay sameystaan maamul goboleed si...
View ArticleHeshiiska dowladda iyo maamulka Jubba oo ka dhacay Adhis ababa.
Adhis Ababa (afdheer) waftiga sheekh Axmed Maxamed Islam (Axmed-madoobe) iyo waftiga Faarax Cabadiqaadir ayaa qalinka ku duugay heshiis taariikhi ah oo soo afjari doona khilaaf mudo dheer ka taagnaa...
View ArticleAGREEMENT BETWEEN the federal government of Somalia and Jubba DELEGATION
The Federal Government of Somalia (FGS) and Jubba delegations hereinafter parties discussed several issues about the current political, governance and security situation of Jubb.INTRODUCTION:Recalling...
View ArticleHeshiiska Adhis Ababa iyo saameynta Jubaland+VIDEO
Faallo (Afdheer) 28.08.2013 abaaro 15:00 galabnimo heshiis ka kooban 4 baragaraaf oo 23 qodob ka kooban ayey ku kala saxeexdeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Jubaland state...
View ArticleOdayaasha Jubaland oo taageeray shirkii Adhis Ababa.
Kismaayo (Afdheer) Hoolka Jaamacadda Kismaayo waxaa saaka ka dhacay shir ay qabanqaabiyeen maamulka Jubaland waxaana lagu soo bandhigay qodobaddii heshiiska waxaana si buuxda loo taageeray heshiiska ay...
View Article