Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Odayaasha Jubaland oo taageeray shirkii Adhis Ababa.

$
0
0

Kismaayo (Afdheer) Hoolka Jaamacadda Kismaayo waxaa saaka ka dhacay shir ay qabanqaabiyeen maamulka Jubaland waxaana lagu soo bandhigay qodobaddii heshiiska waxaana si buuxda loo taageeray heshiiska ay wada gaareen dowladda federaalka iyo maamulka Jubaland.

Shirka ay ergada Jubaland ku yeesheen Jaamacadda Kismaayo waxaa ka qeybgalay ku-simaha madaxweynaha Jubbalaan Macallin Maxamed Ibraahim iyo saraakiil kale.{jcomments off}

Taageerada ay ergadu taageertay qodobadda lagu heshiiyey ayaa meesha ka saari doonta khilaafkii dowladda iyo Jubaland state.

 

 


Raage

Kismaayo

Afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles