Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shufto weerar ku qaaday tuulada Galmagala ee degmada Faafi + VEDIO

Garissa (Afdheer) Tuulada Galma-galaa waxaa weerar u eg mid qorsheysnaa kusoo qaaday maleyshiyo la sheegay inay kasoo gudbeen Soomaaliya waxayna dileen ugu yaraan 4 qof waxay dhaawaceen dhowr...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof. Galeyr dowladda Soomaaliya waxaa lagu tuhmay inay xiriir leeyihiin...

Prof. Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladdu ka gaabisay sidii laga filayey wuxuuna sheegay in dowladaha reer galbeedku tuhmeen ama ogaadeen in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhaantooyin ay fikirkooda ku cabirayaan Onlf.

Dhaantooyin ay Jabhadda Onlf ku muujinayaan hiddaha iyo dhaqanka deegaanka isla markaana ku guubaabinayaan dadweynaha ku dhaqan Ogaadeeniya.{jcomments...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof. Galeyr dowladda Soomaaliya waxaa lagu tuhmay inay xiriir leeyihiin...

Prof. Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladdu ka gaabisay sidii laga filayey wuxuuna sheegay in dowladaha reer galbeedku tuhmeen ama ogaadeen in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir beri ka furmaya Adhis Ababa.

Kismaayo (Afdheer) Wejigii labaad ahna wajiga lagu soo gaba-gabeynaayo wadahadaladii Jubaland iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa beri (Isniin) ka furmi doona magaalada Adhis Ababa ee dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof. Cali M. Geedi oo ka hadlay Xasan Daahir Awees iyo arrimaha federaalka...

Cali Maxamed Geedi oo ku sugan Nairobi ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan Xasan daahir Awees oo ku xiran Muqdisho wuxuuna sheegay in uu Xasan daahir cafis weydiisto ummadda Soomaaliyeed, dowladda iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho iyo Kismaayo oo lagu dhax-dhaxaadinayo Adhis Ababa.

Adhis Ababa (Afdheer) Ugu yaraan 4-sanno haddalo kulul ayey is-weydaarsanayeen Muqdisho iyo Kismaayo waxayna isu hayeen in ay dadka reer Jubaland dhistaan maamul ay iyagu doorteen oo ay raali ka yihiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

jIGJIGA OO LAGA XUSAY SANNADGUURADII MALES .

Jigjiga (afdheer) Geeridii ra`iisul wasaarihii hore ee geeriyooday Males Zanaawi ayaa laga xusay magaalada Jigjiga xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaana jiray isu soo bax ay kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sannadguurada 29-aad ee Onlf oo laga xusay Kenya.

Nairobi (Afdheer) Sannadguuradii 29aad ee Jabhadda Onlf ayaa laga xusay magaalooyin ku yaal dalka Kenya sida Nairobi iyo Garissa waxaa laga dhigay xaflado waaweyn oo laga jeediyey khudbado lagana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: 120 maalmood kadib dowladda Garissa County.

Garissa (Afdheer) 28.8.2010 dalka Kenya wuxuu qaatay dastuur cusub kaas oo iminka lagu xukumayo dalka,  dastuurka ayaa dalka u qeybiyey 47 dowlad goboleed oo si gooni gooni ah isu xukumaya 04.03.2013...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Jubaland oo heegan galay iyo warbixintii shirka Adhis Ababa.

Kismaayo (Afdheer) Xalay illaa saaka waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaargaroow ay galeen ciidamada Jubaland kadib markii uu ku-simaha madaxweynaha Jubaland Macallin Maxamed Ibraahim ammar ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Jubaland oo heegan galay iyo warbixintii shirka Adhis Ababa.

Kismaayo (Afdheer) Xalay illaa saaka waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaargaroow ay galeen ciidamada Jubaland kadib markii uu ku-simaha madaxweynaha Jubaland Macallin Maxamed Ibraahim ammar ku...

View Article

Abwaan Stanza oo lagu martigaliyey Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Khartoum

Khartoum - Afdheer: Boqolaal nusqo oo ka mid ah buugaagta "Single Kiss iyo The Beaming Blood" ee uu qoray qoraaga caanka ah, Maxamed Cabdiqaadir (Stanza), ayaa baanta la geeyey "Permanent Book Fair of...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Adhis Ababa uga socda Muqdisho iyo Kismaayo oo weli socda.

Adhis Ababa (Afdheer) Kulankii ugu horreeyey ayaa maanta la isku hor-fadhiisiyey xubno ka socday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Juabaland state kulankaas oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

wadahadaladii Adhis Ababa oo aan weli lagu heshiin+ VIDEO

Adhis Ababa (Afdheer) Kulamo bilowday shalay subax (Arbaco 21.Agoosto 2013) ayaan illaa hadda laga guul gaarin sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay waxaa jira wadahadallo toos u dhaxmaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Shir ay jaaliyadda beesha Cowlyahan ee Yurub ku yeelan doonaan...

 KHN: Jaaliyadda beesha Cowlyahan ayaa kulan la sii qorsheeyey ku yeelan doona magaalada Kobenheegan ee dalka Denmark kalankaas wuxuu socon doonaa laba laamood oo kala ah 7-8 bisha September...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

The Books of the Renowned Somali Novelist and Poet, Mohamed Abdikadir...

The Books of the Renowned Somali Novelist and Poet, Mohamed Abdikadir (Stanza), Will be Displayed in the Upcoming “Khartoum International Book Fair”Khartoum – JLN: The books of the renowned Somali...

View Article


Warbixin: Ergooyinka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Jubaland

Adhis Ababa (Afdheer) Ergooyinka dowladda iyo maamulka Jubaland ayaa dib u dhigay heshiis la doonayey inay kala saxeexdaan galabta waxaana mar kale la ballamay beri oo Jimce ah.{jcomments...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macallin Maxamed- Qeybaha dhiman maamulka Jubaland ....

KIsmaayo (Afdheer) Macallin Maxamed Ibraahim Maxamuud ku-simaha madaxweynaha Maamul gobolleedka  Jubaland ayaa si rasmi ah u shaaciyey xilliga la dhammeystiri doono qeybaha ka dhiman maamul goboleedka...

View Article

Shirka Adhis Ababa oo weli socda......

Adhis Ababa (Afdheer) Shirku weli wuu socdaa labada dhinac inay heshiiyaan ayey doonayaan dhaxdhaxaadiye-yaashu,  ergada dowladda ayaa dalbatay inay yimaadaan ragga gudinta daabka dambe haya waxaana la...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live