Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay colaadda Beled-xaawo.

$
0
0

Kismaayo (Afdheer) Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed (Sh. Axmed Madoobe) ayaa xaqiijiyey in la qaboojiyey xiisadii ka taagneyd degmada Baled-xaawo oo ka tirsan gobolka Gedo. {jcomments off}

Sh. Axmed Madoobe ayaa yiri waxaan u diray wafti heer sare ah oo uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jen . Fartaag collaadii ka jirtay Beledxaawo waana la xaliyey.

Sh. Axmed Madoobe wuxuu sheegay in maamulka goboleedka Jubaland ka tirsan tahay Beledxaawo ayna muhiim tahay in maamulkoodu xal u helo colaadda ka jirtay Beledxaawo.

 

RAAGE

afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles