Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wafti uu hoggaaminayo oo soo gaaray Kismaayo- VIDEO.

$
0
0

Kismaayo  (afdheer) Jeneral Cabdiqaadir Sh. Cali Diini wasiirka gaashaandhigga dalka Soomaaliya iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Kismaayo.

Wasiirka ayaa doonaya inuu heshiisiiyo siyaasiyiin ree Gedo ah oo mucaarad ku ahaa Jubaland iyo dowlad goboleedka Jubaland. {jcomments off}

{youtube}Amh8BxIJ0EA{/youtube}

Waftiga wasiirka waxaa ka mid ah Dr. Cabdi Shire, guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Mr. Kaliil, Jeneral Cali Madoobe iyo xubno kale.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles