Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Dhaanto cusub oo lagu cayaaray Garissa waxaa ku luuqeynaaya Al-fanaan SAXANE Xuseen +VIDEO

$
0
0

Dhaantadan waxaa loo bixiyey Afmadoow waa ammaan gabadh erayadeeda waxaa ka mid ah "afka laga hadliyo indho quruxsaneey ina aaboow ma adigiiba".

{youtube}EnXgGGzY8Ro{/youtube}

qalbig iyo indhaha istareexoodiyeey afmadooweey adaan uunka kaa daawadaa

Ifka dumarka jooga midaan aaminaay walee kuma ilaawo itaal toosaneey

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles