Wadahadal u furmay Somaliland iyo Khaatumo.
(Afdheer) Labada maamul ee Khatumo iyo Somaliland ayaa billaabay wadahadal rasmi ah oo u furmay.Labada dhinac ayaa ka wada hadlaya heshiis ujeedadiisu tahay sidii maamul heshiis lagu yahay oo mid ah u...
View ArticleJubaland oo taageeraysa beelaha la dagaalama Shabaab.
Kismaayo (afdheer) Sida ay sheegeen qaar ka mid ah madaxda maamulka Jubaland wuxuu maamulku taageeri doonaa beelaha u diyaarsan inay la dagaalamaan shabaab.Qorshahan ayaa yimid ka dib markii geel laga...
View ArticleGeel ay qaateen shabaab oo qaar laga soo dhiciyey.
Kismaayo (afdheer) maalmo ka hor geel tiradiisa lagu sheegay tiro ka badan 2000 neef ayaa laga kaxeystay galbeedka Kusmaayo iyadoo ay kaxeysteen Shabaab.Ree miyiga iyo maamulka Jubaland oo is...
View ArticleAfrikaanka oo 46% dhiigkar qaba baaris la sameeyey.
(BBC) warbixin laga akhriyey idaacadda BBC laanta afsoomaaliga ayaa lagu sheegay in la sameeyey baaris qaaradda afrika dadka ku nool 46% ay qabaan dhiigkar (high blood pressure).Cudurka dhiigkarka ma...
View ArticleSaxane Xuseen iyo dhaantii baardheere iyo bu`aale +VIDEO
Dowlad goboleedka Jubaland wuxuu ka mid yahay meelaha laga cayaaro cayaarta dhaantada oo guud ahaan dalka Soomaaliya iyo wadamada deriska la ah ee ay ku nool yihiin Soomaalidu laga...
View ArticleWasiirka boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya oo martiqaad u sameeyey...
Muqdisho (afdheer) Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geele) ayaa marti qaad u sameeyey mudanayaasha cusub ee labada aqal baarlamaanka Soomaaliya loo doortay...
View ArticleSoomaaliya oo 05. Janaayo 2017 joojin doonta diyaaraha Qaadka haddii aysan...
Muqdisho (afdheer) Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal u dirtay dowladda Kenya qoraalkaas oo Kenya loogu sheegay in ay Soomaliyya mamnuuci doondo diyaradaha Qaadja ee ka imaanaya Kenya.Soomaaliya ayaa...
View ArticleDhaanto cusub oo lagu cayaaray Garissa waxaa ku luuqeynaaya Al-fanaan SAXANE...
Dhaantadan waxaa loo bixiyey Afmadoow waa ammaan gabadh erayadeeda waxaa ka mid ah "afka laga hadliyo indho quruxsaneey ina aaboow ma adigiiba".{youtube}EnXgGGzY8Ro{/youtube}qalbig iyo indhaha...
View ArticleFanka iyo suugaanta: Shamsa iyo Shire +VIDEO
Hees lagu magacaabo GOBAAD waxaa isla qaada Shamsa Fot iyo Xuseen shire miraha waxaa alifay Shamso Fot.{youtube}cNIJtLfKN20{/youtube}{jcomments off}
View ArticleJaaliyadda Jubaland Norway iyo shirka oo uu ka soo qeybgalay guddoomiyaha...
Oslo (Afdheer) Jaaliyadda Jubaland ee Norway ayaa shir sannadeedkoodii koowaad ku qabtay magaalada Oslo ee dalka Norway waxaana shirkaas ka soo qeyb galay guddoomiyaha gobolka jubbada hoose Dr....
View ArticleAbaar aafeysay gobolka bakool gaar ahaan deegaanada xuduudda goboladda Ogaden.
Yeed (afdheer) In muddo ah waxaa koonfurta Soomaaliya ka jiray abaaro waxyeello weyn u geystay xoola dhaqatada ama reer Miyi.Sida ay sheegeen masuuliyiinta degmooyinka Ceelbarde iyo Yeed waxay abaartu...
View ArticleJawaari oo mar labaad isu soo sharraxay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho (afdheer) Prof. Maxamed Sh. Cismaan ( jawaari) ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu yahay musharrax u taagan xilka afhayeenka baarlaanka dowladda federaalka Soomaaliya." Codsi la iga codsaday...
View ArticleAqalka sannadka Kenya oo u codeynaya qaar system electro election
nairibi (afdheer) Aqalka baarlamaanka ayaa hore u meel mariyey in haddii uu hallaabo ama cillad tilaado in waqtiga doorashadan 2017 la isticmaali karo moic manual ah haddii uu hallaabo nooca caadiga ah...
View ArticleYaa u sharraxan Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya iyo ku xigeenadiisa
Muqdisho (Afdheer) 11-12 Bisha Janaayo 2017 waxaa Muqdisho ka dhici doonta doorashada baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya waxaana u sharraxan xildhibaanada ku qoran liiskan hoose:{jcomments off}
View ArticleCumar Cabdirashiid iyo Shariif Xasan oo ka mideysan siyaasadda Soomaaliya
Nairobi (afdheer) Musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya Cumar CC Sharmarke iyo Shariif Xasan Sh. Aden ayaa la sheegay in ay kulan qarsoodi ah ku yeesheen Nairobi dalka Kenya kulankaas oo ku saabsanaa...
View ArticleSaneter cabdi xaashi oo ku guuleystay aqalka sare ee Somaliland.
MUQDISHO (afdheer) Doorashada aqalka sare ee Somaliland ayaa ka socota Muqdisho caasimadda Soomaaliya waxaana noqday shaqsigii ugu horeeyey ee guuleystay Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo helay 29 cod isagoo...
View Article750 Km wado tareen Kismaayo - Lamu
Nairobi (afdheer) Sida la baahiyey waxaa jira qorshe kor loogu qaadayo horumarka bariga qaaradda Afrika waxaana koboca dhaqaalaha qeyb weyn ka geysan doona dalka Shiinaha (china)Waxaa hore u...
View ArticleMaamulka iyo Odayaasha Jubaland oo taageeray Jawaari.
Kismaayo (Afdheer) Odayaasha dhaqanka Jubaland ayaa si rasmi ah u taageeray musharraxa afhayeenka baarlamaanka federaalka Soomaaliya inuu yahay Prof. Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari.Odayyasha dgaqanka oo...
View ArticleGuuleed iyo Shariif oo lagu dhagan yahay.
Muqdisho (afdheer) Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayey mooshin ka keeneen baarlamaanka ismaamulkiisa ee fadhigiisu yahay Cadaado.Ma aha markii ugu horreysay oo dhaliil loo jeediyo...
View ArticleWARBIXIN: Abaarta ka jirta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya
Jijiga (afdheer) Guud ahaan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ( Ogaden regions) waxaa ka jirta abaar saameysay dadka iyo duunyada una baahan caawin deg-deg ah.9-ka gobol ee deegaanka Soomaalida...
View Article