Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Maamulka iyo Odayaasha Jubaland oo taageeray Jawaari.

$
0
0

Kismaayo (Afdheer) Odayaasha dhaqanka Jubaland ayaa si rasmi ah u taageeray musharraxa afhayeenka baarlamaanka federaalka Soomaaliya inuu yahay Prof. Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari.

Odayyasha dgaqanka oo shir ku qabtay Kismaayo ayaa sheegay in musharraxa kaliya ee Jubaland u sharraxan uu yahay Jawaari.

Sida ay sheegeen Odayaasha Jubaland ee Kismaayo ku sugan waxay taageeradan la qabaan oo ay ku garab istaageen maamulka Jubaland oo sharraxay Mudane Jawaari.

 

info@ afdheer.com

{jcomments off}


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles