Muqdisho (afdheer) Prof. Maxamed Sh. Cismaan ( jawaari) ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu yahay musharrax u taagan xilka afhayeenka baarlaanka dowladda federaalka Soomaaliya.
" Codsi la iga codsaday awgiis waxaan idiin caddeynayaa inaan u istaagay musharrax gudd. baarlamaan mar kabaad waxaanan sii wadi doonaa howlihii baarlamaanka" sidaas waxaa yiri Jawaari.
Siyaasiyiinta beelaha Daarood iyo Hawiye ayaa dhiiri galinaya prof. Jawaari inuu mar labaad qabto xilkaas.
{jcomments off}
info@afdheer.com