nairibi (afdheer) Aqalka baarlamaanka ayaa hore u meel mariyey in haddii uu hallaabo ama cillad tilaado in waqtiga doorashadan 2017 la isticmaali karo moic manual ah haddii uu hallaabo nooca caadiga ah ee electro system.
maanta aqalka sare ee baarlamaanka Kenya ayaa cod u qaasaya in la isticmaali karo qaabkaas codeynta doirashada haddii ay suuragali weydo in la isticmaallo habka codeynta caadiga ah.
Saadaashu waa in xizbiga aqlabiyadda ee JUBILLEE meel marin doonaan kuna dooran doinaan cod aqlabiyad leh.
Xizbiga mucaaradka ayaa tagi kara maxkamad gase yeeshee maxkamadda ayaan la ogeyn go'aanka ay ka gaari doonto qaabkan doorasho ee ay dabada ka riixayaan xizbiga haya talada dalka Kenya.
{jcomments off}
info@afdheer.com