Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Ugaas Cabdiqaadir sheekh Axmed oo qarax miino ku dhintay.

$
0
0

Kismaayo (Afdheer) Ugaas Cabdiqaadir Sheekh Axmed oo ka mid ahaa Ugaasyada beesha Absame ee ku sugan Kismaayo iyo wiil uu dhalay oo saaraa baa-buur ayey ku qarraxday miino la filayo in dhulka hoostiisa lagu aasay.

Marxuumka iyo wiilkiisa ayaa isla meesha ku dhintay.{jcomments off}

Afhayeenka Jubaland Cabdinaasir Seeraar ayaa u tacsiyeeyey dhammaan shacabka Jubaland gaar ahaan eheladiisii sidoo kalena si kulul u weeraray ciddii ka dambeysay weerarkaas oo uu sheegay inay ka dambeeyaan shabaab iyo kooxaha taageera.

Afhayeenka Jubaland ayaa ku hanjabay inay soo qaban doonaan cid kasta oo ka dambeysay falka lagu dilay Ugaaska.


RAAGE

Kismaayo

info@afdheer.com

afdheer.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles