Hargeele (Afdheer) Sh. Maxamed Cabdi Umal iyo culimo kale ayaa in dhoweyd ku sugnaa dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya wuxuuna muxaadarooyin ka jeedinayey gobolada deegaanka socdaalkaas oo qeyb ka ah faafinta diinta islaamka.
Safarka Sh. Umal iyo culimo kale oo la socota waxay socdaal kusoo mareen gobollo badan waxayna hadda joogaan Hargeele oo ay muxaadaro ka jeedinayaan. {jcomments off}
Sheekh Umal oo xaruntiisu tahay Nairobi dalka Kenya ayaa la sheegayaa inuu afdheer uga gudbi doono dhanka Liibaan gaar ahaan Doolow oo uu muxaadaro ku qaban doono inta uusan u gudbin Kenya.
Aden
Ades Ababa
info@afdheer.com
afdheer.com